course kan waa hagitaan gaar ah oo laguugu diyaariyey si aad si qoto dheer u fahanto memecoin trading-ka. Waxaa lagu siinayaa casharro heer sare ah, fursado maalinle ah oo suuqeed, iyo taageero toos ah oo kaa caawinaysa inaad si kalsooni leh u ganacsato.
Marka aad ku biirto, waxaad heli doontaa aqoon iyo khibrad kuu oggolaanaysa inaad si madax-bannaan u sameyso trades, go’aanno sax ahna u gaarto adigoo fahamsan dhaqaaqa suuqa. Ujeeddada mentorship-kan waa in lagu siiyo faham buuxa, istaraatiijiyad cad, iyo kalsooni aad ku dhisato mustaqbal dhaqaale oo xasilloon.
thnkz
thanks
aad ban kaga mahad celinaya ustad sida hagar la'anta ad wad no bartay
Good job