Somali Academy

Baro Af-Soomaali si fudud! Learn the Somali language from scratch with structured lessons, real conversations, and cultural context. Perfect...
Mogadishu, SO
β€’Created byProfile picturehanadcabdulle
1 joined
Profile picture
hanadcabdulleProfile picture@cabdullahibisharΒ·Apr 10

5 Ereyood oo Soomaali ah oo qof kasta baran karo maanta

Dadka badan ee diaspora-da ah waxay doonayaan inay af-ka Soomaali bartaan, laakiin way ka cabsadaan. Runtii waa fudud β€” bilow 5 erey oo maalmeed:


πŸ—£οΈ Nabad β€” Peace (salaan)

🏠 Guri β€” House/Home

πŸ’§ Biyo β€” Water

πŸ“– Buug β€” Book

❀️ Jacayl β€” Love


Ku celceli maanta β€” isticmaal qoys-kaaga ama asxaabta. Marka aad 5 erey maalin kasta barato, bishii waxaad bartaa 150 erey!


Haddaad doonayso koorso full ah oo structured oo kugu qaadaysa conversation level β€” Somali Academy ayaa kuu diyaar.


Maxaad sugaysaa? πŸ‡ΈπŸ‡΄