product image

Horyaal Academy mentorship

$45

Complete Memecoin Mentorship Program

course kan waa hagitaan gaar ah oo laguugu diyaariyey si aad si qoto dheer u fahanto memecoin trading-ka. Waxaa lagu siinayaa casharro heer sare ah, fursado maalinle ah oo suuqeed, iyo taageero toos ah oo kaa caawinaysa inaad si kalsooni leh u ganacsato.

Marka aad ku biirto, waxaad heli doontaa aqoon iyo khibrad kuu oggolaanaysa inaad si madax-bannaan u sameyso trades, go’aanno sax ahna u gaarto adigoo fahamsan dhaqaaqa suuqa.
Ujeeddada mentorship-kan waa in lagu siiyo faham buuxa, istaraatiijiyad cad, iyo kalsooni aad ku dhisato mustaqbal dhaqaale oo xasilloon.

Frequently asked questions
Customer reviews
4.667 ratings
Top reviews
  • 4 months ago
    💯
    Written 5 months after purchase
  • 10 months ago
    thnkz
    Written 18 days after purchase
  • 1 year ago
    thanks
    Written 2 days after purchase
  • 1 year ago
    aad ban kaga mahad celinaya ustad sida hagar la'anta ad wad no bartay
    Written 23 days after purchase